Saciid Ciise: “Dacwada Ikraan waxay jid halaq mareen ah ku fureysaa Farmaajo & Fahad”

Waxaa muuqata saansaanta saman colaadeed oo ka soo bilowday December 18, 2021 oo Rooble uu ka badbaadey wax u muuqdey iskuday dil oo Fahad iyo Farmaajo ay hiilo wadaag ku ahayeen. Hiilada Farmaajo waxey salka ku haysaa hooyadiis oo ilmo shiikhaala dhashay oo aabahood u door gacan qabasho ku lahaa Nolosha Farmaajo, sidaas si la … Continue reading Saciid Ciise: “Dacwada Ikraan waxay jid halaq mareen ah ku fureysaa Farmaajo & Fahad”